Monthly Newsletter
November 3rd- 28th
November Newsletter
Hello Success Academy Families,
I hope you are all doing well. We have several exciting events and important updates to share for the month of November.
Report cards will be sent home on Friday, November 7, 2025.
We will hold a school assembly to celebrate student achievements on Tuesday, November 18, 2025.
Spirit Week will take place during the week of November 17–21, and students do not need to wear uniforms during that week.
Nursing students from Saint Benedict and Saint Joseph will be on campus, teaching students a variety of activities and helping host our STEM Fair.
Vision and hearing screenings will take place November 11–13. Screening reports and any referrals will be sent home by the end of the month.
Important Reminder: There will be no school November 26–28. Please plan accordingly.
We truly appreciate your continued partnership and the support you show your children every day. Your involvement makes a meaningful difference, and we are grateful to be working together to help our students learn, grow, and shine.
If you have any questions, please feel free to reach out. We look forward to a wonderful month ahead!
Warmly,
Safiyo Hassan
Principal
Asalamu Calaykum Qoysaska Success Academy,
Waxaan rajaynayaa inaad dhammaantiin aad ku sugantihiin caafiimaad. Waxaan jeclaan lahayn inaan idinla wadaagno macluumaad xiiso leh iyo maalmo muhiim ah oo ku saabsan bisha Nofeembar.
Warbixinnada ardayga (Report Cards) waxaa la soo diri doonaa markay taariikhdu tahay maalinta Jimcaha, Nofeembar 7, 2025.
Waxaan qaban doonaa kulan wadareed ku wajahan ardayda oo lagu abaalmarin doono guulaha ay gaareen maalinta Talaadada, Nofeembar 18, 2025.
Spirit Week ama usbuuca dhiiri galinta iyo wada jirka iskoolka wuxuu dhacayaa usbuuca Nofeembar 17–21, waxaana xusid mudan in ardaydu aysan u baahnayn inay xirtaan uniform usbuucaas.
Ardayda kalkaaliyayaasha caafimaadka ee ka socda Saint Benedict iyo Saint Joseph ayaa iskoolka iman doona, iyagoo fasallada ka wadi doona hawlo waxbarasho oo kala duwan isla markaana qeyb ka noqon doona qabanqaabada STEM Fair-ka.
Baaritaanka aragga iyo maqalka wuxuu dhici doonaa Nofeembar 11–13, warbixinnada baaritaannada iyo wixii gudbin ah (referrals) waxaa la soo diri doonaa dhammaadka bisha.
Xusuusin Muhiim ah: Ma jiri doono wax fasallo ah Nofeembar 26–28. Fadlan ku talagala.
Waxaan si dhab ah u qadarinaynaa taageeradiinna joogtada ah iyo sida aad ugu heegan tihiin waxbarashada iyo horumarka carruurtiinna. Wada-shaqayntiinnu waa mid qiimo badan, waxayna naga caawisaa inaan ardayda u abuurno jawi ay ku koraan oo ay ku xaqiijiyaan hadafyadooda.
Haddii aad qabtaan wax su’aalo ah fadlan nala soo xiriira. Waxaan rajaynayaa bishan soo socota inay inoo noqoto bil wanaagsan!
Want to know what your child is learning in November? Click on the Newsletter 👇
Ma rabtaa inaad lasocoto ilmahaagu waxa uu baranayo bisha Nofeembar? Fadlan riix warbixinta ku sugan xaga hoose.
School Calendar and Important Dates
📅 November Events & Reminders
Nov. 11–13: Hearing & Vision Screenings
Nov. 11–21: Nursing Students on Campus
Nov. 14 (Fri): Fire Drill #3 at 8:40 AM
Nov. 18: Assembly at 8:30 AM
Nov. 17–21: Spirit Week
Nov. 20 (Thu): STEM Fair from 4:30–5:30 PM
Nov. 26–28: No School
Educational Technology Tools to Support Learning
Important Events
Assembly November 18, 2025 at 8:30am
Spirit Week
STEM Night
Menus
Student Of the Month
Kindergarten
1st & 2nd Grade
3rd and 4th Grade
5th & 6th Grade
7th & 8th Grade
Address: 809 12th Street North
Saint Cloud, MN 56303
Phone: 320-640-3525
Email: info.stcloud@successacademymn.org
Website : www.successacademymn.org